Jamciyada European Muslim Association (EMA)  muqaal dhismeedkeedu waxuu  ka kooban yahay Golaha wakiilada iyo guddiga fulinta.

  • Golaha wakiilada: waxuu ka kooban yahay ergo ka kala timaada ururada xubnaha ka ah jamciyada,oo loo qaybiyo dalkasta in uu leeyahay 4 xubnood.
  • Guddiga fulinta: waxuu ka kooban yahay ( Gudoomiye, Gudoomiye ku xigeen, Xoghayn, dhaqaalaha,Arimaha bulshada.)