European Association Muslim (EMA) waa dalad urur oo aan macaash doonka ahayn,
dacwi ah lagu aasaasay 2013 waddanka Finland waqtigaas oo ay isugu tageen 
aqoonyahano ka kala yimid waddamada skandanevianka halkaas oo lagu go'aan saday 
yagleelida jamciyadaan  Ema.Waxaa laga diiwaan galiyey waddanka Sweden 2015 
lambarka Aqoonsiga :802496-1768 .

Cinwaan booqashada Xafiiska:European Muslim Assocation
Rinkebytorget 2 , 163 73 Spånga

Cinwaanka waraaqaha: Box 5092 , 163 05 Spånga .

Tel: 073-745 48 04
Swedbank-konto: 8327-9,944865670-3 
Swish nummer: 1234273918
E -mail: info@emanordic.com ama emasverige@gmail.com