Xubinnimada:EMA

Sida  aad uga qay noqoto hawlaha muhiimkaa ee ay u qabato jamciyada Ema bulshada Muslimiinta ah ee ku nool Europe .Waxaan kugu soo dhawnayaaa in aad xubin ka noqoto jamciyada Ema  , waxaa kale oo  lagugu soo dhaweynayaa in aad ka qayb qaato hawlaha aan qabano . Qof kasta oo xubin ka noqda jamciyada Ema kadib markuu buuxiyo shuruuda xubinimadka waa in uu bixiyaa  lacagta xubinnimada oo ah 100kr bishii waxaana lagu bixinayaa kontada jamciyada oo aad outomatik ugu shubaysaa lacagta kontaduna waa

btn_donateCC_LG

Swedbank :8327-9,944865670-3 .

Ama  Bankgiro: 5077-7713
Swish-
nummer: 1234273918

Ha ka waaban inaad nala soo xiriirto haddii aad qabto su’aalo ama fikrad hayso  waa soo dhaweyneynaa  !

Riix halkan si aad u hesho foomka Xubinimada: Autogiroblanket-ema (3)

Kadib ku dir e-amailka jamciyda ema oo ah :

info@emanordic.com       eller      emasverige@gmail.com