CAAWI:

European Muslim Association(EMA):

Garab istaag jamciyada EMA si loo fuliyo acmaasha khayrigaa ee EMA ,  ay fuliso .

Nebiga ( nabadgalyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee ) ayaa laga wariyey hadal la micno ah : ” Qofkii ku hanuuniya qof khayr,waxuu helayaa ajarka qofka sameeyey mid la mid ah  ayadoon qofkii waxba laga dhimin… ” [ waxaa soo wariyeey Muslim ]

Swedbankbtn_donateCC_LG

Ku shub koontada Jamciyada EMA : 8327-9,944865670-3 ( Swedbank ) .

Ama:     Bankgiro: 5077-7713    
Swish : 1234273918

Haddii kale: Autogiroblanket-ema (3)

Waxaad si toos ah u gayn  kartaa xafiiska EMA .

Dhamaanteen Allaah haynaga aqbalo camalka wanaagsan .

Aammiin!!!!!!