Safar dacwo:

 

11-1743

Waxaa heshiis dhanka waxbarashada wada saxiixday Musasada EUROPIAN MUSLIM ASSOCIATION (EMA ) iyo Jaamacada Islaamiga ee Al-Madiina Al-Caalamiya ee dalka Malaysia waxaana heshiisku uu guul weyn u yahay Mu’asasada EMA oo ah Mu’asaso ka howlgashha kuna mideysan yihiin qaar ka mid ah Maraakista wadamada Nordic .Mu’asasada EMA waxaa ay xarunteedu tahay wadanka Sweden waxayna ka kooban tahay musasadu Gole Tanfiid iyo Gole Shuure. Caalamaka aan maanta aan noolnahay wuxuu ku dhisanyahay iskaashi & isku tiirsanaan iyo Mu’asasaat taas iyada oo ay ka duulayaan culumada iyo ducaada wadamada Nordic ayey qaateen talooyinkii Culumada soomaaliyeed.2012 ayaa wadamada Nordic safar dacwo waxaa ku yimid wafdi culumo ah, culimadu waxay ducaadda Wadamada Nordic-ka u soo jeediyeen talooyinkan .

1-Inay Ducaada wadamada Nordic awoodooda mideeyaan, iskana kaashadaan dacwada 2- Inay samaystaan mu`asaso sharci ah oo ka diiwaan gashan wadamada Nordic 3-Inay xoog saaraan dacwada jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool wadamada Nordic iyo muslimiinta kale 4-In ay la jaan qaadaan dacwada muàsaatiga ah dalkii soomaliya & diabada ka hana qaaday. 22/11/2012 waxaa kulankii koowaad isugu tagay Helsinki-Finnland qaar ka mida ducaadda & culimada wadamada ay fariinta culimadu ku socotay. Kulankaas waxaa la isku raacay in dhidibada loo aaso waxaana la isku raacay in magacaga musasadu uu noqdo EUROPIAN MUSLIM ASSOCIATION ( EMA) Kulankaas waxaa ka qayb galay culumada iyo ducaada  ka kala socoday wadamada Finnland, Sweden & Denmark iyo Norway.Intaas ka dib EMA waxay qabatay hawlo muhiim ah & kulamo dhawr ah oo dhammaantood ahaa dhidibo u taagiida EMA kulankii u danbeeyay ee EMA wuxuu ka dhacay Sweden- Våstrås, kulankaan oo ahaa mid aad xooga loogu saaray sidii EMA loo hormarin lahaa.Musasat EUROPIAN MUSLIM ASSOCIATION ( EMA )waxaa laga diiwaan galiyey si sharci ah wadamad Nordic-ka waxaana ay muhimadeedu tahay faafinta Dacwada Islaamka ee saxda ah.

Heshiiska Mu’asasada Ema ay la gashay Jaamacada Islaamiga ee Al-Madiina Al-Caalamiya waxaa u saxiixay Sheekh Dr Cabdi weli Maxamed Xaji Yuusuf oo ah xubin ka tirsan Golaha Shuurada ee Mu’asasadda EMA.

Heshiiska ay la Gashay Ema Jaamacada Madiina Al-Caalamiya ayaa waxaa sidoo kale muhiim uu u yahay dhamaan jaaliayaha Islaamka ee ku dhan Yurub ee raba in ay galaan qeybaha kala duwan ee Jaamacada Islaamiga ee Madiina waxaana Jaamacada Wakiil u ah Musasada EMA oo ay la soo xiriiri karaan cid walba oo rabta in ay wax ka barato Jaamacada Islaamiga ee Al-Madiina Al-Caalamiya.[nggallery id=1823]

Halkan ka eeg Heshiiska Dhexmaray Musasada EMA iyo Jaamacada islaamiga ee Al-Madiina Al-Caalamiya Wixii Faahfaahin ah waxaad kala Xiriiri kartaa Gudoomiyaha Tanfiidka Musasada EMA Sh Mukhtaar Carab Mareegta Musasada EUROPIAN MUSLIM ASSOCIATION ( EMA) Halkan ka Eeg waxaa wili ku socda Dhismo

211201032916sundsvall_mapNorrportenArena

Safar dacwo:

 

 

 

Waqooyiga sweden

Dr.Haaruun Sheikh Hussein oo ka mid ah culummada soomaaliyeed ee dacwada ka wada wadanka sweden gaar ahaan magaalada

Stockholm iyo Gudoomiyaha jamciyada Eur13681080_1069665743117779_2402424885883481613_nopean Muslim Association (EMA). Ayaa safar dacwo ku kala bix3460718_2048_1152iyey waqooyiga sweden gaar ahaan magaalooyinka :(Sundusvall ,Bollnäs,Gävle) halkaas oo ay kula kulmeen busho aad ugu ooman in ay diintooda kororsadaa oo aad usoo buuxdhaafieyey kulamadii iyo muxaadaraadkii uu dr haaruun ujeediyay.

Waxaana noo soo baxay dhamaan Ummadda soomaaliyeed ee wadanka degen in ay u baahan tahay safaro noocaan oo
kale ah si ay uga faa’iidaystaan culumadooda , diintana uga haqab tiri kara afkooda hooyo.waxaa kale oo lagama maarmaan
ah in aad loo qorsheeyo safarada si loo  gaaro dhamaan dalka oo dhan .Jamciyada European Muslim Ass980ociation (EMA) ayadoo kaa shanayda dhamaan xarumaha dacwda ee Skandanevianka waxay diyaar la tahay in ay qaabayso safaro dacwo. Waxaadna nagala soo xiriiri kartaa  emailka jamciyada iyo talefoonada oo aad ka heli kartid barta internetka ee jamciyadu  leedahay :  emanordic.com.

Xiriir wanaagsan!
 European Muslim Assocation
Rinkebytorget 2 ,  163 73  Spånga
 Box 5092, 163 05 Spånga.
Tel: 073-745 48 04
Swedbank-konto: 8327-9,944865670-3
Swish nummer: 1234273918
E-post: info@emanordic.com     eller    emasverige@gmail.com

Autogiroblanket-ema (3)